Wasaaradda Gargaarka oo ka hadashay xaalada fataahada gobolka Gedo

0
190

Wasaaradda gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka xukuumadda fedraalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadashay xaaladda gobolka Gedo, halkaas oo uu fatahaad ka sameeyay webiga Jubba kaasoo sameyn ku yeeshay dadka dagan Magaalooyinka uu saameyay.


Wasaaraddu waxay sheegtay inay ahmiyad siinayso in la badbaadiyo nafta dadka lagana daad gureeyo xaafadaha uu webigu Jubba ku fatahay, iyada oo la geynayo qeybta sare magaalada Baardheere.    

Halkaan hoose ka akhriso warsaxafaadeed kasoo baxay wasaaradda.