Dad cudurka daacuunka ugu dhintay Ismaamulka Marsabit.

0
220

Toddobo qof ayaa la soo sheegaya in cudurka u dhintay daacuun cololaha ugu dhintin ismaamulka gobaleedka Marsabit.
daacuun cololaha ayaa ka dilaacay degma waaxeedka lagu magacaaba Illeret Ward oo ku taal Waqooyiga deganka Horr ee Countyga Marsabit.

Madaxa fulinta caafimaadka ee Ismaamulka Marsabit Jama Wolde ayaa maanta khamiis ah sheegay in laba qof ay ku dhinteen cisbitaalka halka shanta kale ay ku geeriyodin tuulooyin kala duwan.oo ka tirsan Gobalkas.

Mr Wolde ayaa shaaca ka qaday in dadka u dhinta daacuunka [cholera] ay carur ka mid yehiin.

Dhanka kale 134 qof oo kale ayaa la daweeyay hatana laga soo saaray cusbitaalka ku yaalo Marsabit tan iyo waqtii u bilabmaydaacuun cololaha halkas.