Aden Bare: waxaa jira arrin u dhaxeysa Uhuru iyo Ruto

0
211



Hogaamiyaha aqlabiyada baarlamaanka dalka Aden Bare Duale ayaa sheegay in ay jirto arrin u dhexeysa Madaxweynaha Uhuru Kenyatta iyo ku xigeenkiisa, William Ruto, taasoo ah hogaamiyaha ODM Raila Odinga in uu wajahayo khiyaano kale oo lagu samaynayo noloshiisa waa sida u hadlka u dhigaye.

Tani waxay timid maalin un kadib markii dad ku jira xisbiga ODM ay sheegeen in ay socdaan qorshayaal kuwaasoo ah isbahaysi dhexmara xisbiga, madaxweynaha Kenyatta iyo Gideon Moi iyo dhinacya kale taas oo aan wax cadayn ah loo hayen.

Isniintii, ku xigeenka xoghayaha guud ee Jubilee Caleb Kositany ayaa iska fogeeyay qorsh ah in xisbiyo la isku daraayo.