Dadka Kenyanka ee qaba coronavirus oo 363 ruux

0
195



8 Kiis oo ah cabuqa coronavirus ayaa maanta la xaqiijiyey dalka waxay hatan tirada gaartay 363.
waxaa kiisaskan cusub sheegay maanta wasiirka Caafimaadka wadanka Mutahi Kagwe.


Mr Kagwe oo hadlayay ayaa sido kale sheegay in Afar iyo 24 saac ee la soo dhafay dad badan oo laga baraay cudurka COVID 19 8 qof helay coronavirus.


sikastaba dadka intaa badan ee laga helayo COVID 19 ayaa ka soo jeedan Casimaada dalka ee Nairobi iyo ismaamulka Mombasa