• Login / Register
  • WARARKA

    Ra'iisul Wasaare Rooble Oo Ku Wajahan Sacuudiga.

    Ujeedka socdaalka Rooble ayaa waxaa uu yahay gudashada waajibaadka


    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa inay u ambabaxaan Magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga.

    Ujeedka socdaalka Rooble ayaa waxaa uu yahay gudashada waajibaadka Cimrada, waxaana wararka qaarkood ay sheegayaan in saacadaha soo socda uu ka duuli doono Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.

    Rooble ayaa waxaa uu horey booqasho ugu tegay dalalka Qatar iyo Kuweyt oo ka tirsan Golaha Iskaashiga dalalka Khaliijka, waana safarkii seddexaad oo dalka dibada uga baxo.

    Leave A Comment

    Newsletter

    Subscribe to our newsletter to stay.