• Login / Register
  • WARARKA

    Jarmalka oo xayiraad saaray hay’ad lagu eedeeyay in ay taageerto Al-Shabaab

    Wasiirka arrimaha gudaha Jarmalka, ayaa xayiraad ku soo rogay ururo lagu eedeeyay in ay taageero maaliyadeed u fidiyaan kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish.

    Hay’ada Ansaar International ayaa dowladda Jarmalka ku eedeysay in ay ku xad gudubtay dastuurka wadankaasi.

    Leave A Comment

    Newsletter

    Subscribe to our newsletter to stay.